Matayos 12:46 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub46 Ciise oo weli la hadlaya dadkii badnaa, ayaa waxaa banaanka soo istaagay hooyadiis iyo walaalihiis, iyagoo raba iney la hadlaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH46 Intuu weli dadkii badnaa la hadlayay, ayaa hooyadiis iyo walaalihiis dibadda taagnaayeen oo doonayeen inay la hadlaan isaga. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah46 Intuu weli dadkii badnaa la hadlayay, ayaa hooyadiis iyo walaalihiis dibadda taagnaayeen oo doonayeen inay la hadlaan isaga. Viz kapitola |