Matayos 12:45 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub45 Kadibna dib ayuu u laabtaa wuxuuna soo wataa toddoba ruux oo kale oo isaga kasii xun, weyna galaan oo halkaas ayey ku noolaadaan, qofkaasna xaaladiisa dambe ayaa ka darnaata sidii uu markii hore ahaa. Sidaas ayeyna ahaan doonaan jiilkan sharta badan.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH45 Markaasuu tagaa oo wuxuu wataa toddoba jinni oo kale oo ka xunxun isaga, wayna galaan oo halkaas joogaan. Ninkaas wakhtigiisa dambe ayaa ka darnaada wakhtiga hore. Sidaasay u noqon doontaa qarnigan sharka leh. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah45 Markaasuu tagaa oo wuxuu wataa toddoba jinni oo kale oo ka xunxun isaga, wayna galaan oo halkaas joogaan. Ninkaas wakhtigiisa dambe ayaa ka darnaada wakhtiga hore. Sidaasay u noqon doontaa qarnigan sharka leh. Viz kapitola |