Matayos 12:42 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub42 Maalintii xukunka markii la gaaro, boqoradda Koonfureed ayaa idin la istaageysa oo idin dacweyn doonta, waayo meesha dhulka ugu fog ayey kasoo safartay si ey u maqasho xigmaddii Sulaymaan. Halkanna waxaa jooga mid Sulaymaan ka weyn. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH42 Boqoradda koonfureed waxay xisaabta la kici doontaa dadka qarnigan, wayna xukumi doontaa, waayo, waxay ka timid meesha dhulka ugu shishaysa inay xigmadda Sulaymaan maqasho, oo bal eeg, mid Sulaymaan ka weyn ayaa halkan jooga. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah42 Boqoradda koonfureed waxay xisaabta la kici doontaa dadka qarnigan, wayna xukumi doontaa, waayo, waxay ka timid meesha dhulka ugu shishaysa inay xigmadda Sulaymaan maqasho, oo bal eeg, mid Sulaymaan ka weyn ayaa halkan jooga. Viz kapitola |