Online Bible

- Reklamy -




Matayos 12:41 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

41 Dadkii Ninewehna wey idin la istaagayaan maalinta xukunka oo idin eedeyn doonaan waayo iyagu waxey ku toobadkeeneen wacdigii Yoonis, bal fiiri maanta mid Yoonis ka weyn ayaa halkan jooga.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

41 Nimanka Nineweh waxay xisaabta isla taagi doonaan dadka qarnigan, wayna xukumi doonaan, waayo, waxay ku toobad keeneen wacdigii Yoonis, oo bal eeg, mid Yoonis ka weyn ayaa halkan jooga.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

41 Nimanka Nineweh waxay xisaabta isla taagi doonaan dadka qarnigan, wayna xukumi doonaan, waayo, waxay ku toobadkeeneen wacdigii Yoonis, oo bal eeg, mid Yoonis ka weyn ayaa halkan jooga.

Viz kapitola kopírovat




Matayos 12:41

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy