Matayos 12:40 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub40 Waayo siduu Yoonis saddex habeen iyo saddex maalmood ugu jiray calooshii nibiriga ayuu Wiilka Aadanahuna saddex habeen iyo saddex maalmood ku jiri doonaa xudunta dhulka. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH40 Waayo, sida Yoonis saddex maalmood iyo saddex habeen caloosha nibiriga ugu jiray, sidaasuu Wiilka Aadanahuna saddex maalmood iyo saddex habeen caloosha dhulka uga jiri doonaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah40 Waayo, sida Yoonis saddex maalmood iyo saddex habeen caloosha nibiriga ugu jiray, sidaasuu Wiilka Aadanahuna saddex maalmood iyo saddex habeen caloosha dhulka uga jiri doonaa. Viz kapitola |