Matayos 12:39 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub39 Ciise ayaa ugu jawaabay, “Qoom shar leh oo sino badan ayaa calaamad raba! Laakiin calaamad lama siin doono calaamaddii nebi Yoonis maahee. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH39 Markaasuu wuxuu u jawaabay oo ku yidhi, Qarni shareed oo sina leh ayaa calaamo doonaya, calaamona lama siin doono calaamada nebi Yoonis maahee. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah39 Markaasuu wuxuu u jawaabay oo ku yidhi, Qarni shareed oo sina leh ayaa calaamo doonaya, calaamona lama siin doono calaamada nebi Yoonis maahee. Viz kapitola |