Online Bible

- Reklamy -




Matayos 12:38 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

38 Qaar ka mid ah Farrisiintii iyo macalimiinta sharciga Muuse ayaa Ciise ku yiri, “Macalinow, calaamad inaad na tusto ayaan rabnaa.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

38 Markaas qaar culimada iyo Farrisiinta ah ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Macallimow, waxaannu doonaynaa inaannu calaamo kaa aragno.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

38 Markaas qaar culimmada iyo Farrisiinta ah ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Macallimow, waxaannu doonaynaa inaannu calaamo kaa aragno.

Viz kapitola kopírovat




Matayos 12:38

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy