Matayos 12:35 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub35 Qofka wanaagsan wuxuu soo saaraa waxyaalaha wanaagsan ee qalbigiisa ku jira, qofka sharta lehna wuxuu soo saaraa waxyaalaha sharta ah ee qalbigiisa ku jira. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH35 Ninka wanaagsani wuxuu maalka wanaagsan ka soo saaraa wax wanaagsan, kan sharka lihina wuxuu maalka sharka leh ka soo saaraa wax shar ah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah35 Ninka wanaagsani wuxuu maalka wanaagsan ka soo saaraa wax wanaagsan, kan sharka lihina wuxuu maalka sharka leh ka soo saaraa wax shar ah. Viz kapitola |