Matayos 12:32 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub32 Qofkii wax ka sheega Wiilka Aadanaha waa la cafin karaa, laakiin qofkii wax ka sheega Ruuxa Quduuska lama cafin doono, waqtigan iyo waqtiga imaan doonaba. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH32 Ku alla kii ku hadla hadal Wiilka Aadanaha ka gees ah waa loo cafiyi doonaa, laakiin ku alla kii ku hadla hadal Ruuxa Quduuska ah ka gees ah looma cafiyi doono wakhtigan iyo wakhtiga iman doona. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah32 Ku alla kii ku hadla hadal Wiilka Aadanaha ka gees ah waa loo cafiyi doonaa, laakiin ku alla kii ku hadla hadal Ruuxa Quduuska ah ka gees ah looma cafiyi doono wakhtigan iyo wakhtiga iman doona. Viz kapitola |