Matayos 12:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Caws qaloocan xitaa ma jabin doono, liifad qiiqaysana ma damin doono, illaa uu ugu dambaynta si cadaalad ah u guuleysto. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 Cawsduur nabar leh ma jebin doono, Dubaalad qiiqaysana ma demin doono, Ilaa uu xukunka u soo bixiyo libta. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah20 Cawsduur nabar leh ma jebin doono, Dubaalad qiiqaysana ma demin doono, Ilaa uu xukunka u soo bixiyo libta. Viz kapitola |