Matayos 12:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Ciise ayaa ugu jawaabay, “Haddii midkiin leeyahay lax oo ey maalin Sabti ah god kaga dhacdo, miyuusan kasoo bixin lahayn? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Markaasuu wuxuu ku yidhi, Ninkiinnee baa lax leh oo hadday sabtida god ku dhacdo, aan soo qabanaynin oo aan soo bixinaynin? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Markaasuu wuxuu ku yidhi, Ninkiinnee baa lax leh oo hadday sabtida god ku dhacdo, aan soo qabanaynin oo aan soo bixinaynin? Viz kapitola |