Online Bible

- Reklamy -




Matayos 12:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

10 waxaana halkaas joogay nin gacanta curyaan ka ahaa. Qaar Farrisiinta ka mid ah oo Ciise sabab ey ku dacweeyaan raadinaya ayaa weydiiyay, “Miyay banaantahay in Sabtida wax la bogsiiyo?”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

10 Oo waxaa joogay nin gacan engegan. Goortaasay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Ma xalaal baa in sabtida wax la bogsiiyo? Si ay ugu ashtakeeyaan.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

10 Oo waxaa joogay nin gacan engegan. Goortaasay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Ma xalaal baa in sabtida wax la bogsiiyo? si ay ugu ashtakeeyaan.

Viz kapitola kopírovat




Matayos 12:10

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy