Online Bible

- Reklamy -

Matayos 11:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

7 Markey xerta Yooxanaa sii baxayeen Ciise wuxuu bilaabay inuu dadkii kala hadlo wax ku saabsan Yooxanaa. “Nin sidee ah ayaad cidlada ugu tagteen si aad u soo aragtaan? Ma cawsduur ey dabayshu dhinac walba u ruxeyso?

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

7 Markay tageen, Ciise wuxuu bilaabay inuu dadkii badnaa wax uga sheego Yooxanaa oo wuxuu yidhi, Maxaad cidlada ugu baxdeen? Ma waxay ahayd inaad soo aragtaan cawsduur dabaylu ruxayso?

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 11:7

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy