Matayos 11:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Isla waqtigaas ayuu Ciise yiri, “Aabow, Rabbiga samada iyo dhulkow, waan kuu mahadcelinayaa, waayo waxan oo dhan waad ka qarisay kuwa xigmadda leh iyo kuwa wax bartay waxaadna u muujisay kuwan yar yar. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH25 Wakhtigaas Ciise ayaa hadalkan yidhi, Aabbow, Rabbiga samada iyo dhulkow, waan kugu mahad naqayaa, waayo, waxyaalahan ayaad kuwa caqliga iyo garashada leh ka qarisay, oo waxaad u muujisay ilma yaryar. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah25 Wakhtigaas Ciise ayaa hadalkan yidhi, Aabbow, Rabbiga samada iyo dhulkow, waan kugu mahadnaqayaa, waayo, waxyaalahan ayaad kuwa caqliga iyo garashada leh ka qarisay, oo waxaad u muujisay ilma yaryar. Viz kapitola |