Online Bible

- Reklamy -

Matayos 11:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

23 Idinkuna dadkii Kafarna’umow, ma waxaad u maleyneysaan in jannada la idiin qaadi doono? Maya, waxaa la idin ku tuuri doonaa naarta! Waayo haddii mucjisooyinkii la idin ku dhex sameeyay lagu dhex sameyn lahaa Sodom, illaa maanta wey jiri lahayd.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

23 Adiguna Kafarna'umay, samada ma laguu sarraysiin doonaa? Waxaad ku degi doontaa Haadees, waayo, haddii shuqulladii xoogga lahaa oo lagugu dhex sameeyey, Sodom lagu samayn lahaa, ilaa maanta way joogi lahayd.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 11:23

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy