Online Bible

- Reklamy -




Matayos 11:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

21 “Hoog ayaa idin sugaya dadkii Khorasinayow! Hoog ayaa idin sugaya dadkii Beytsaydayow! Waayo mucjisooyinkii la idin ka dhex sameeyay haddii lagu dhex sameyn lahaa Turos iyo Siidoon, mar hore ayey toobadkeeni lahaayeen iyagoo dhar jawaan ka sameysan xiran oo madaxana dambas marsaday.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

21 Waa kuu hoog, Khorasinay; waa kuu hoog, Beytsayday; waayo, shuqulladii xoogga lahaa oo laydinku dhex sameeyey, haddii Turos iyo Siidoon lagu samayn lahaa, goor horay toobad keeni lahaayeen, iyagoo dhar joonyad ah gashan oo dambas ku fadhiya.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

21 Waa kuu hoog, Khorasinay; waa kuu hoog, Beytsayday; waayo, shuqulladii xoogga lahaa oo laydinku dhex sameeyey, haddii Turos iyo Siidoon lagu samayn lahaa, goor horay toobadkeeni lahaayeen, iyagoo dhar joonyad ah gashan oo dambas ku fadhiya.

Viz kapitola kopírovat




Matayos 11:21

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy