Matayos 11:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Laakiin Wiilka Aadanaha ayaa yimid isaga oo wax cunaya waxna cabaya, waxeyna yiraahdeen, ‘Waa hunguri weyne oo khamriga ayuu cabaa, wuxuu saaxiib la yahay canshuur qaadayaasha iyo dembiilayaasha.’ Laakiin xigmadda waxaa lagu cadeeyay camalladeeda wanaagsan.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Wiilka Aadanahuse waa yimid isagoo wax cunaya oo cabbaya, oo waxay yidhaahdaan, Eeg, waa nin cir weyn oo khamriyacab ah oo saaxiib la ah cashuurqaadayaal iyo dembilayaal. Xigmaddu inay xaq tahay waa lagu caddeeyaa shuqulladeeda. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 Wiilka Aadanahuse waa yimid isagoo wax cunaya oo cabbaya, oo waxay yidhaahdaan, Eeg, waa nin cir weyn oo khamriyacab ah oo saaxiib la ah cashuurqaadayaal iyo dembilayaal. Xigmaddu inay xaq tahay waa lagu caddeeyaa shuqulladeeda. Viz kapitola |