Matayos 11:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 Laga soo bilaabo maalmihii Yooxanaa Baabtiisaha illaa hadda, boqortooyada jannada dagaal ayaa lagula jiray oo dad ayaa isku deyayay iney weeraraan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 Tan iyo wakhtigii Yooxanaa Baabtiisaha boqortooyada jannada waa la xoogay, oo kuwii xoogayna ayaa qaatay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah12 Tan iyo wakhtigii Yooxanaa Baabtiisaha boqortooyada jannada waa la xoogay, oo kuwii xoogayna ayaa qaatay. Viz kapitola |