Matayos 11:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Markii uu Ciise dhameeyay la dardaarankii xertiisa, halkaas wuu ka tagay wuxuuna aaday magaalooyinkii meeshaas u dhawaa isaga oo wacdinaya waxna baraya. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Goortii Ciise amarkiisa u dhammeeyey laba iyo tobankii xertiisa ahaa, waxaa dhacay inuu meeshaas ka noqday inuu magaalooyinkooda wax ku baro oo ku wacdiyo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Goortii Ciise amarkiisa u dhammeeyey laba iyo tobankii xertiisa ahaa, waxaa dhacay inuu meeshaas ka noqday inuu magaalooyinkooda wax ku baro oo ku wacdiyo. Viz kapitola |