Matayos 10:42 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub42 Qofkii siiya xitaa hal koob oo biyo qabow ah mid ka mid ah xerteydan, runtii waxaan idin ku leeyahay, qofkaas waa loo abaalgudi doonaa.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH42 Ku alla kii kuwan yaryar koob biyo qabow oo keliya ku siiya qof xer ah magiciis, runtii waxaan idinku leeyahay, abaalkiisu ka lumi maayoba. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah42 Ku alla kii kuwan yaryar koob biyo qabow oo keliya ku siiya qof xer ah magiciis, runtii waxaan idinku leeyahay, abaalkiisu ka lumi maayoba. Viz kapitola |