Matayos 10:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub26 “Haddaba ha ka cabsanina, waayo wax walboo qarsoon banaanka ayaa la soo dhigi doonaa, sir walbana waa la ogaan doonaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH26 Sidaa darteed ha ka baqina, waayo, wax daboolan ma jiro oo aan soo muuqan doonin, wax qarsoonna ma jiro oo aan la garan doonin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah26 Sidaa darteed ha ka baqina, waayo, wax daboolan ma jiro oo aan soo muuqan doonin, wax qarsoonna ma jiro oo aan la garan doonin. Viz kapitola |