Matayos 10:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Wey ku filan tahay ardeydu iney macalinkooda oo kale noqdaan, adoomaduna sayidyadooda oo kale noqdaan. Haddii ey dadku odayga reerka ugu yeeraan Be’elsebul, intee ka badan ayey ugu yeeri doonaan kuwa gurigiisa ku nool! Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH25 Waa ku filan tahay qof xer ah inuu noqdo sida macallinkiisa, addoonkuna sida sayidkiisa. Hadday odayga reerka Be'elsebul ugu yeedhaan, intee ka badan ayay ugu yeedhi doonaan kuwa gurigiisa jooga. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah25 Waa ku filan tahay qof xer ah inuu noqdo sida macallinkiisa, addoonkuna sida sayidkiisa. Hadday odayga reerka Be'elsebul ugu yeedhaan, intee ka badan ayay ugu yeedhi doonaan kuwa gurigiisa jooga. Viz kapitola |