Online Bible

- Reklamy -

Matayos 10:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

23 Markii meel la idin ku silciyo meel kale u carara. Runtii waxaan idin ku leeyahay, inta eydan magaalooyinka Israa’iil wada tagin ayuu Wiilka Aadanahu imaan doonaa.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

23 Laakiin goortay magaaladan idinku silciyaan, tan kale u carara, waayo, runtii waxaan idinku leeyahay, Magaalooyinka Israa'iil ma wada gaadhi doontaan ilaa Wiilka Aadanahu yimaado.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 10:23

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy