Matayos 10:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Ciise ayaa iskugu yeeray laba iyo tobankii xertiisa ahaa wuxuuna siiyay awood ey ruuxyada wasakhda leh ku saaraan kuna bogsiiyaan cudur walba iyo xanuun walba. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Markaasuu wuxuu u yeedhay laba-iyo-tobankii xertiisa ahaa oo wuxuu siiyey amar ay jinniyo wasakh leh ku saaraan oo ay bugto walba iyo cudur walba ku bogsiiyaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Markaasuu wuxuu u yeedhay laba-iyo-tobankii xertiisa ahaa oo wuxuu siiyey amar ay jinniyo wasakh leh ku saaraan oo ay bugto walba iyo cudur walba ku bogsiiyaan. Viz kapitola |