Matayos 1:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Salmoonna wuxuu ahaa aabaha Bocas oo ey hooyadiis Raxab ahayd, Bocasna wuxuu ahaa aabaha Coobeed oo ey hooyadiis Ruud ahayd. Coobeedna wuxuu ahaa Yesay aabihiis. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH5 Salmoonna wuxuu Raxab ka dhalay Bocas, Bocasna wuxuu Ruud ka dhalay Coobeed, Coobeedna wuxuu dhalay Yesay, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah5 Salmoonna wuxuu Raxab ka dhalay Bocas, Bocasna wuxuu Ruud ka dhalay Coobeed, Coobeedna wuxuu dhalay Yesay, Viz kapitola |