Online Bible

- Reklamy -

Matayos 1:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

20 Isaga oo arintaas ku fikiraya ayaa malag xagga Rabbiga ka yimid riyo ugu muuqday oo ku yiri, “Yuusuf ina Daa’uudow, ha ka cabsan inaad Maryan gurigaaga geysato, waayo uurka ey leedahay wuxuu ka yimid Ruuxa Quduuska ah.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

20 Laakiin intuu waxan ka fiirsanayay ayaa malaa'igtii Rabbigu riyo ugu muuqatay, iyadoo leh, Yuusuf ina Daa'uudow, ha ka baqin inaad naagtaada Maryan qaadatid, waayo, waxa ay uuraysatay ayaa Ruuxa Quduuskaa ka yimid.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 1:20

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy