Matayos 1:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub17 Haddaba abtirsiimada oo dhan laga soo bilaabo Ibraahim illaa Daa’uud waa afar iyo toban, Daa’uud illaa waqtigii Baabuloon loo wadayna waa afar iyo toban, waqtigii Baabuloon loo waday illaa Masiixana waa afar iyo toban. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 Haddaba abtirsiinyada oo dhan oo Ibraahim ilaa Daa'uud waa afar iyo toban oday, Daa'uud ilaa waagii Baabuloon loo kaxeeyeyna waa afar iyo toban oday, waagii Baabuloon loo kaxeeyey ilaa Masiixana waa afar iyo toban oday. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah17 Haddaba abtirsiinyada oo dhan oo Ibraahim ilaa Daa'uud waa afar iyo toban oday, Daa'uud ilaa waagii Baabuloon loo kaxeeyeyna waa afar iyo toban oday, waagii Baabuloon loo kaxeeyey ilaa Masiixana waa afar iyo toban oday. Viz kapitola |