Matayos 1:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 Kadib markii Baabuloon loo waday, Yekonyaah wuxuu ahaa Salaatii’eel aabihiis. Salaatii’eelna wuxuu ahaa Serubaabel aabihiis. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 Goortii Baabuloon loo kaxeeyey dabadeed, Yekonyaah wuxuu dhalay Salaatii'eel, Salaatii'eelna wuxuu dhalay Serubaabel, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah12 Goortii Baabuloon loo kaxeeyey dabadeed, Yekonyaah wuxuu dhalay Salaatii'eel, Salaatii'eelna wuxuu dhalay Serubaabel, Viz kapitola |