Markos 9:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Markey buurta kasoo dagayeen Ciise wuxuu uga digay xertiisi in eysan qofna u sheegin wixii ey arkeen illaa Wiilka Aadanaha dhimashada laga soo sarakiciyo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 Markay buurta ka soo degayeen, wuxuu ku amray inaanay ninna u sheegin waxay arkeen intaanu Wiilkii Aadanahu kuwii dhintay ka soo sara kicin. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)9 Kolkey kasodegayen burta, waẖu kuamrey yeyan nina ushegin waẖay arken, tan iyo intu Wilki Aden kasonolanayo meydadka. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah9 Markay buurta ka soo degayeen, wuxuu ku amray inaanay ninna u sheegin waxay arkeen intaanu Wiilkii Aadanahu kuwii dhintay ka soo sara kicin. Viz kapitola |