Online Bible

- Reklamy -




Markos 9:42 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

42 “Haddii qof uu ku sababo mid ka mid ah kuwan yar yar oo i aaminsan iney dembi galaan. Waxaa u dhaami doonta in badda lagu tuuro isagoo dhagax weyn qoorta ugu xiranyahay.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

42 Ku alla kii xumeeya yaryarkan i rumaystay midkood, waxaa u roon in dhagaxshiid luqunta looga lalmiyo oo badda lagu tuuro.

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

42 Mid walba ogefiya yaryar kan midkodha, oiaminsan, waẖa uron in lagasolulo shid ghor tisa oluguturo bada.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

42 Ku alla kii xumeeya yaryarkan i rumaystay midkood, waxaa u roon in dhagaxshiid luqunta looga lalmiyo oo badda lagu tuuro.

Viz kapitola kopírovat




Markos 9:42

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy