Markos 9:35 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub35 Ciise markii uu fariistay ayuu toban iyo labadii xertiisa ahayd iskugu yeeray oo ku yiri, “Qof walboo raba in la sharfo, waa inuu adoon iska dhigaa oo kuwa kale u adeegaa.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH35 Intuu fadhiistay laba-iyo-tobankii ayuu u yeedhay oo ku yidhi, Haddii qof doonayo inuu dadka u horreeyo, isagaa ugu wada dambayn doona, midiidin buuna u wada noqon doonaa. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)35 Wa ufaristey, waẖu uyerey laba iyo tobanki, waẖu kuyiri: Ki raba inu dalao̱ wa kadambeynaya kuli. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah35 Intuu fadhiistay laba-iyo-tobankii ayuu u yeedhay oo ku yidhi, Haddii qof doonayo inuu dadka u horreeyo, isagaa ugu wada dambayn doona, midiidin buuna u wada noqon doonaa. Viz kapitola |