Markos 9:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Ciise goortii uu arkay in dadkii badnaa kusoo ordayaan halkii uu joogay ayuu ruuxii wasakhda lahaa canaantay oo ku yiri, “Ruux yahow carrabka iyo dhegaha la’, waxaan kugu amrayaa inaad wiilkan ka baxdid oo aadan mar dambe isaga galin.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH25 Ciise goortuu arkay dadkii oo u soo ordaya, ayuu jinnigii wasakhda lahaa canaantay oo ku yidhi, Jinni yahow carrabka iyo dhegaha la'u, waxaan kugu amrayaa, Ka soo bax oo kol dambena ha ku noqon. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)25 Yesuna gortu arkey dadka iney soordi hayan, waẖu a̱nantey jinigi, waẖu kuyiri: Jiniyohow a̱rabkala oḋegala, aniga wan kuamraya: Kabaẖ hana galin mar kale. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah25 Ciise goortuu arkay dadkii oo u soo ordaya, ayuu jinnigii wasakhda lahaa canaantay oo ku yidhi, Jinni yahow carrabka iyo dhegaha la'u, waxaan kugu amrayaa, Ka soo bax oo kol dambena ha ku noqon. Viz kapitola |