Markos 9:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 Marar badan dabka ama biyaha ayuu ku tuuraa isaga oo dili raba wiilka. Laakiin haddaad wax ka sameyn kartid fadlan noo naxariiso oo na caawi.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH22 Marar badan wuxuu ku tuuray dab iyo biyo inuu dumiyo, laakiin haddaad wax samayn kartid, noo naxariiso oo na caawi. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)22 Tan iyo yaranti: Mar badan waẖu kuturey dab iyo biya, ha ḋumiye, ilowse hadad waẖ kareyso nonaẖariso onakalmey. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah22 Marar badan wuxuu ku tuuray dab iyo biyo inuu dumiyo, laakiin haddaad wax samayn kartid, noo naxariiso oo na caawi. Viz kapitola |