Online Bible

- Reklamy -

Markos 9:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

19 Ciise ayaa ugu jawaabay, “Dad yahow aan iimaanka lahayn, illaa goorma ayaan idin la joogi doonaa? Ilaa goorma ayaan idiin dulqaadan doonaa? Wiilka ii keena.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

19 Markaasuu u jawaabay oo ku yidhi, Qarni yahow rumaysadka daranu! Ilaa goormaan idinla jiri doonaa? Ilaa goormaan idiin dulqaadan doonaa? Ii keena isaga.

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

19 Wa ujawabey, waẖu yiri: Firyehow onan aminsaneyn, tan iyo gorman idinlajogaya? Ikena.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

19 Markaasuu u jawaabay oo ku yidhi, Qarni yahow rumaysadka daranu! Ilaa goormaan idinla jiri doonaa? Ilaa goormaan idiin dulqaadan doonaa? Ii keena isaga.

Viz kapitola kopírovat

Markos 9:19

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy