Markos 9:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Arintaasna dhexdooda ayey ku ekaatay, iyagoo la yaabaya waxa macnaheedu yahay, “Kasoo sarakicidda dhimashada.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH10 Dhexdoodii ayay hadalkii haysteen oo iska weyddiinayeen, Waa maxay ka soo sara kiciddii kuwii dhintay? Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)10 Waẖay ghabsaden hadal kas, way iskawarsaden: Kasonolashadi meydadka maẖay tahay? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah10 Dhexdoodii ayay hadalkii haysteen oo iska weyddiinayeen, Waa maxay ka soo sara kiciddii kuwii dhintay? Viz kapitola |