Markos 8:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub29 Markaas ayuu Ciise xertii weydiiyay, “Laakiin idinku yaad igu sheegtaan?” Butros ayaa ugu jawaabay oo yiri, “Waxaad tahay Masiixa.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH29 Markaasuu weyddiiyey, oo wuxuu ku yidhi, Idinkuse yaad igu sheegtaan? Butros ayaa u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, Waxaad tahay Masiixa. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)29 Asagana wa warsadey: Idinkana yad igushegtan aniga? Petro wa jawabey, waẖu kuyiri: Adiga Kristo bad tahay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah29 Markaasuu weyddiiyey, oo wuxuu ku yidhi, Idinkuse yaad igu sheegtaan? Butros ayaa u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, Waxaad tahay Masiixa. Viz kapitola |