Online Bible

- Reklamy -

Markos 8:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

20 “Haddana markaan toddoba kibis u kala googooyay afartii kun ee qof meeqa dambiil oo jajab ka buuxo ayaad ururiseen?” Waxey ugu jawaabeen, “Toddoba.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

20 Oo goortii aan toddobadii kibsood afartii kun u kala jejebiyey, immisa dambiilood oo jajab ka buuxa ayaad soo ururiseen? Waxay ku yidhaahdeen, Toddoba.

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

20 Kolki todobada afar kun ansiyey, megha dembilod ba kabuẖsamen jabjabki ad ghaden? Waẖay ḋehen: Todoba.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

20 Oo goortii aan toddobadii kibsood afartii kun u kala jejebiyey, immisa dambiilood oo jajab ka buuxa ayaad soo ururiseen? Waxay ku yidhaahdeen, Toddoba.

Viz kapitola kopírovat

Markos 8:20

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy