Online Bible

- Reklamy -




Markos 8:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

17 Ciise oo fahmay waxey iskula hadlayeen ayaa ku yiri, “Maxaad iskula hadleysaan kibista eydan haysan darteed? Oo weligiin wax ma aragtaan oo wax ma fahantaan miyaa? Qalbiyadiinu miyey adkaadeen?

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

17 Ciise oo gartay ayaa ku yidhi, Maxaad isu la hadlaysaan? Ma kibistii aydnaan haysan aawadeed ba? Miyaydnaan weli arkin oo aydnaan garanaynin? Qalbigiinnu weli ma engegan yahay?

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

17 Yesuna kolku gartey, waẖu kuyiri: Maẖad ugushaureysan sababti kibis mahaysatan? Sow ma arkeysan weli, mana garaneysan? Ma ghalbi adag tihin tan iyo hada?

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

17 Ciise oo gartay ayaa ku yidhi, Maxaad isu la hadlaysaan? Ma kibistii aydnaan haysan aawadeed ba? Miyaydnaan weli arkin oo aydnaan garanaynin? Qalbigiinnu weli ma engegan yahay?

Viz kapitola kopírovat




Markos 8:17

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy