Markos 7:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Markaas ayuu Ciise ugu jawaabay, “Nebi Isayos wuu saxsanaa markii uu sii sheegay waxa idin ku saabsan labawejiilayaal yahow, sida qoran, “ ‘Dadkan waxey igu qadariyaan afkooda, laakiin qalbiyadoodu aad ayey iiga fog yihiin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Markaasuu wuxuu ku yidhi, Isayos aad buu wax idiinka sii sheegay, labawejiilayaalow, siday u qoran tahay, Dadkanu bushimahooda ayay igu maamuusaan, Laakiin qalbigoodu waa iga fog yahay. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)6 Wa jawabey, waẖu kuyiri: Ḋab bu idin kusadiyey Isaya ardalayohow, sidi luguḋigey: Dad kan waẖay iguẖishmeyan faruryaha, ilowse ghalbi godha wa iga fog yahay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Markaasuu wuxuu ku yidhi, Isayos aad buu wax idiinka sii sheegay, labawejiilayaalow, siday u qoran tahay, Dadkanu bushimahooda ayay igu maamuusaan, Laakiin qalbigoodu waa iga fog yahay. Viz kapitola |