Online Bible

- Reklamy -

Markos 7:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 Markey wax suuqa ka iibsadaanna ma cunaan iyagoo aan dhaqin. Waxyaalo badan oo dhaqankooda ku saabsan ayaa jira oo ey ilaaliyaan, sida dhaqitaanka koobka, jeega iyo jalmad naxaas ah.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 Oo goortay suuqa ka yimaadaan waxba ma cunaan, inay maydhaan maahee. Waxyaalo badan oo kale ayaa jira oo ay heleen inay xajiyaan sida dhaqidda koobab, iyo dheriyo, iyo weelal naxaas ah, iyo miisas.

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

4 hadana hadey kaimadan sugha, hadayan weysa ghadan mau̱nan, iyo waẖ badan okale ya jiran oyaghbalen iney ghabtan, sidi loḋagho fijamaha iyo dasadaha iyo ghalabki marta iyo misaska.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

4 Oo goortay suuqa ka yimaadaan waxba ma cunaan, inay maydhaan maahee. Waxyaalo badan oo kale ayaa jira oo ay heleen inay xajiyaan sida dhaqidda koobab, iyo dheriyo, iyo weelal naxaas ah, iyo miisas.

Viz kapitola kopírovat

Markos 7:4

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy