Markos 7:33 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub33 Markaas ayaa Ciise dadkii badnaa ninkii ka dhex saaray oo dhinac ugula baxay, oo farahiisa ayuu dhegta ka geliyay, kadibna gacantiisi ayuu candhuuf mariyay oo ku taabtay ninkii carrabkiisa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH33 Kolkaasuu dadkii badnaa dhinaca uga bixiyey, oo farihiisa ayuu dhegihiisa ka geliyey, wuuna tufay oo carrabkiisa taabtay. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)33 Waẖu kagasoe̱y makhlugha mel faragha ah, waẖu kageliyey fara hisa ḋegaha, waẖu tufey anḋufa, oskatabtey a̱rab kisa, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah33 Kolkaasuu dadkii badnaa dhinaca uga bixiyey, oo farihiisa ayuu dhegihiisa ka geliyey, wuuna tufay oo carrabkiisa taabtay. Viz kapitola |