Markos 7:28 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub28 Markaas ayey haweeneydii ku jawaabtay, “Rabbiyow, xitaa eeyuhu miiska caruurta ku cunteynayaan hoos fadhiyaanba waxey cunaan jajabka caruurta ka dhacay.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH28 Laakiin way u jawaabtay oo ku tidhi, Waa run, Sayidow, laakiin weliba eeyaha miiska hoostiisa ku jiraa waxay cunaan jajabka carruurta ka dhaca. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)28 Eyadana way jawabtey, waẖay kutiri: Haa, Siydiy, eïdana miska hostisa yey kau̱nan hambadi ilmaha. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah28 Laakiin way u jawaabtay oo ku tidhi, Waa run, Sayidow, laakiin weliba eeyaha miiska hoostiisa ku jiraa waxay cunaan jajabka carruurta ka dhaca. Viz kapitola |