Markos 7:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Haddaba qaar ka mid ah Farrisiintii iyo macalimiintii sharciga Muuse oo ka yimid Yeruusaalem ayaa ku soo ag ururay Ciise, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Kolkaasaa waxaa u soo urureen Farrisiintii iyo qaar culimo ah oo Yeruusaalem ka yimid. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)1 Waẖa usoaruren farisayalka iyo kuwi fartayaghan ghar kodha, okasobaẖen Yerusalem. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Kolkaasaa waxaa u soo urureen Farrisiintii iyo qaar culimmo ah oo Yeruusaalem ka yimid. Viz kapitola |