Online Bible

- Reklamy -




Markos 6:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

7 Intuu laba iyo tobankii iskugu yeeray ayuu bilaabay inuu laba laba u diro isaga oo siiyay awood ey ku saaraan ruuxyada wasakhda leh.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

7 Kolkaasuu laba-iyo-tobankii u yeedhay, wuxuuna bilaabay inuu laba laba u diro. Wuuna siiyey amar ay jinniyo wasakh leh ku saaraan.

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

7 Waẖu uyerey laba iyo tobanki, waẖu bilabey inu udiro laba laba. Waẖu siyey ẖog jiniyeda kor kodha.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

7 Kolkaasuu laba-iyo-tobankii u yeedhay, wuxuuna bilaabay inuu laba laba u diro. Wuuna siiyey amar ay jinniyo wasakh leh ku saaraan.

Viz kapitola kopírovat




Markos 6:7

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy