Markos 6:49 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub49 laakiin markey arkeen isaga oo biyaha ku kor socda waxey u maleeyeen reer aakhiraad, markaas ayey qayliyeen, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH49 Laakiin goortay arkeen isagoo badda ku dul socda, waxay moodeen inuu muuqasho yahay, markaasay qayliyeen. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)49 Ayakana kolkey arken inu kusoo̱da bada, waẖay umaleyen inu yahay e̱frid, way a̱baden, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah49 Laakiin goortay arkeen isagoo badda ku dul socda, waxay moodeen inuu muuqasho yahay, markaasay qayliyeen. Viz kapitola |