Online Bible

- Reklamy -




Markos 6:48 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

48 Laakiin markii uu hoos fiiriyay wuxuu arkay xertiisi oo ku dhibaateysan iney doonta horey u wadaan, waayo dabaysha ayaa celineysay. Wax yar hor waaberiga ayuu iyaga u tagay isaga oo biyaha warta ku dul soconaya. Wuxuu ku dhawaaday inuu iyaga ka hor maro,

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

48 Wuxuu arkay iyagoo wadidda ku dhibtoonaya, waayo, dabaysha ayaa ka gees ahayd. Wakhtigii gaadhka afraad oo habeenka ayuu u yimid isagoo badda ku dul socda, wuuna iska dhaafi lahaa.

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

48 Waẖu arkey ayaka okuḋibtonaya ḋofida, sababti dabesha kahor imatey; kolkey eheyd haben saa̱di sagalad, wa ukae̱y, waẖu kusoo̱dey bada, waẖu rabey inu modo.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

48 Wuxuu arkay iyagoo wadidda ku dhibtoonaya, waayo, dabaysha ayaa ka gees ahayd. Wakhtigii gaadhka afraad oo habeenka ayuu u yimid isagoo badda ku dul socda, wuuna iska dhaafi lahaa.

Viz kapitola kopírovat




Markos 6:48

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy