Online Bible

- Reklamy -




Markos 6:35 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

35 Galabtii markii la gaaray ayaa xertiisi u yimaadeen Ciise oo ku yiraahdeen, “Meeshan waa meel cidlo ah, waqti dambe ayaana la joogaa.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

35 Goortii maalintii hore u badatay ayaa xertiisii u timid oo ku tidhi, Meeshu waa cidlo, haddana maalintii horay u badatay.

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

35 Kolku gabalka gabtey, asaẖab tisa way uimaden, waẖay ḋehen: Mesha tan wa i̱dla, hadana gabalka wa gabtey.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

35 Goortii maalintii hore u badatay ayaa xertiisii u timid oo ku tidhi, Meeshu waa cidlo, haddana maalintii horay u badatay.

Viz kapitola kopírovat




Markos 6:35

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy