Markos 6:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub34 Markii uu Ciise doontii ka dagtay oo uuna arkay dadkii badnaa, wuu u naxariistay waayo waxey ahaayeen sidii ido aan arijir lahayn. Markaas ayuu bilaabay inuu waxyaalo badan baro. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH34 Ciise goortuu soo degay ayuu dad badan arkay, wuuna u naxariistay, maxaa yeelay, waxay ahaayeen sidii ido aan adhijir lahayn, wuxuuna bilaabay inuu wax badan baro. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)34 Kolku kasodegey Yesu donida, waẖu arkey makhlugh badan, wa unaẖaristey, sababti waẖay ahayen sidi ida on nin raa̱ lehen, waẖu bilabey inu baro ayaka waẖ badan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah34 Ciise goortuu soo degay ayuu dad badan arkay, wuuna u naxariistay, maxaa yeelay, waxay ahaayeen sidii ido aan adhijir lahayn, wuxuuna bilaabay inuu wax badan baro. Viz kapitola |