Markos 6:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub27 Herodos isla markii ayuu wuxuu amray askari inuu Yooxanaa madaxa kasoo gooyo isaga oo xabsiga ku jira. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH27 Kolkiiba boqorkii wuxuu diray askari oo ku amray inuu madaxiisa soo qaado. Markaasuu tegay oo xabsiga madaxa kaga gooyay. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)27 Marko suldanka waẖu direy askar, waẖu amrey in lakeno madaẖ hisa. Wa ukae̱y, waẖu kagasogoyey madaẖa geresada, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah27 Kolkiiba boqorkii wuxuu diray askari oo ku amray inuu madaxiisa soo qaado. Markaasuu tegay oo xabsiga madaxa kaga gooyay. Viz kapitola |