Online Bible

- Reklamy -




Markos 6:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

17 Waayo Herodos ayaa niman amray iney Yooxanaa qabtaan, oo ey xabsi geliyaan, Herodiya oo ahayd xaaska walaalkiis Filibos oo uu guursaday darteed.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

17 Waayo, Herodos qudhiisa ayaa cid diray oo Yooxanaa qabtay oo u xabbisay walaalkiis Filibos naagtiisii Herodiya aawadeed, waayo, wuu guursaday,

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

17 Sababti Herode naftisa waẖu udirey iney soghabtan Yohana, waẖu kuẖirey geresada, Herodia daradedha, nagti Filipo, Herode walal kisa. Sababti wa gursadey eyada.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

17 Waayo, Herodos qudhiisa ayaa cid diray oo Yooxanaa qabtay oo u xabbisay walaalkiis Filibos naagtiisii Herodiya aawadeed, waayo, wuu guursaday,

Viz kapitola kopírovat




Markos 6:17

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy